EUR/GBP=
GBP/AUD=
EUR/CAD=
EUR/JPY=
USD/CAD=
BITCOIN=
GBP/CAD=
CAD/CHF=
Ganacsatada kala kula sugan dhamaan dunida waxay isticmaalan online trading si ay uga faa’idaystaan suuqa ugu balaadhan dunida, oo lagu kala ganacsado maalintii 6 trillion. Tikniyoolajiyadda casriga ah ee maanta waxay u oggolaaneysaa ganacsatada Forex, Commodities, Energies, Indices iyo Stocks, inay si fudud uga ganacsadaan hal gujo oo ku dhajiyaan mobile/laptop iyo internet. Baadh alaadaha maaliyadeed ee kala duwan si aad u barato adeegyada aanu bixino iyo spreads weheliya, adigoo kala duwaya saladaada ganacsiga.
Suuqa forex waa goobta dhamaan ganacsatada caalamka oo idil ay ka iibsadaan, iibiyaan ama ay ka sariftaan lacagaha qiimaha ay suuqa ka marayaan. Waxaa la og yahay inuu yahay suuqa ugu balaadhan caalamka kaas oo laga helo buyers iyo sellers badan. Oo lagu kala ganacsado in kabadan maalintii $5.3 trillion dollars, ganacsatadayada ku kala firdhan daafaha caalamka ayaa ku raaxaysta ganacsiga aaladaha ganacsiga ee ugu caansan koonka.

Size 100oz |
Margin required for 1.0 Lot 0.40% |
Min Lot Size 0.01 |
Pip Value Per 1.0 Lot .01=USD1 |
Avg. Spread ECN (will fluctuate) 10 |
Size 5000oz |
Margin required for 1.0 Lot 1.20% |
Min Lot Size 0.01 |
Pip Value Per 1.0 Lot 0.001 = USD5 |
Avg. spread ECN (will fluctuate) 10 |
FXPRIMUS waxay bixinaysaa aaldaha Energy dhamaan macaamiisheeda daafaha caalamka ku taxa, iyadoo u ogolaanaysa ganacsatadeeda inay ku trade ku gareeyaan Crude Oil, Natural gas, Heating oil, Ethanol iyo Purified terephthalic acid. Ka ganacsiga tamarta waa mid ku lug leh iibsashada, iibinta iyo kasoo dhaqaajinta tamaraha halkii laga soo saaray, keenida halka looga baahan yahay.
FXPRIMUS waxay bixisaa future contracts oo la xiriira biraha qaaliga ah, Indices iyo Commodities. Ku ganacsato mid ka mid ah aaladaha kala duwan ee future contracts aanu bixino, fiirso wakhtiga ay kuu fulayso ee taariikhaha dhicitaanka sanadka oo dhan.
FXPRIMUS waxay macaamiisheeda siisaa tiro ka mid ah lacagaha loo yaqaan ‘Crypto-Currencies’ si looga ganacsado doolarka iyadoo la adeegsanayo barnaamijka ganacsiga MT4. Kala leexi saladaada ganacsi oo ka ganacso tiro kamid ah lacagaha dhijitaalka ah ee cryptocurrencies.
Lot Size 10 |
Min Trade Size 0.01 |
Max Trade Size 1 |
Margin Requirements 20% |
Type CFD |
Trading Hours Server Time Mon 00:00 - Fri 23:59 |
Lot Size 100 |
Min Trade Size 0.01 |
Max Trade Size 1 |
Margin Requirements 20% |
Type CFD |
Trading Hours Server Time Mon 00:00 - Fri 23:59 |
Index waa cabire isbeddelada saamiyada maalgashi ee muujinaya qayb kamid ah suuqa ama guud ahaan. Index trade wuxuu ku haboon yahay kuwa diirada ku haya isbeddelada waaxo gaar ah ama kooxo saamiyo ah.
FXPRIMUS waxay bixisaa future contracts oo la xiriira biraha qaaliga ah, Indices iyo Commodities. Ku ganacsato mid ka mid ah aaladaha kala duwan ee future contracts aanu bixino, fiirso wakhtiga ay kuu fulayso ee taariikhaha dhicitaanka sanadka oo dhan.
Raac Istaraatijiyadaha & Ganacsiga Suuqyada Maaliyadeed
Ku noqo PAMM MASTER dhawr tillaabo oo fudud.
Ku noqo PAMM FOLLOWER dhawr tillaabo oo fudud.
MT4-ga Windows & Mac oo ay ku jiraan iPhone, iPad & Android.
Ka ganacso in kabadan 120 aaladood.
Forex, CFDs on Stock Indices, Commodities, Stocks, Metals, and Energies.
Wax dheeri ah baro…
Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.
Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.
Get StartedRisk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.
Get Started