Ku xooji Tareedinkaaga/Ganacsigaaga MetaTrader 5

MT5 loogu talagalay Windows, Mac, Mobile & Webka Shabakaddaha Caalamiga ah

MetaTrader 5 ama MT5 waa halbeegga dahabka ah maanta ee hal-abuurnimo, hufan, saaxiibtinimo leh iyo aagag tareedin/ganacsi dhakhso leh.

  • Base Currency
  • Min Deposit
  • Min Recurring Deposit
  • Average Spread
  • Commission
  • Margin call
  • Stop Out
  • Leverage Up to
  • Max Open Positions/PO*
  • Negative Balance Protection
  • Swap-free:

PrimusCLASSIC

  • Base Currency USD, EUR, GBP, SGD, PLN & THB
  • Min Deposit $15
  • Min Recurring Deposit $15
  • Average Spread ~ 1.5 Pips
  • Commission 0
  • Margin call 100%
  • Stop Out 20%
  • Leverage Up to 1 : 1000
  • Max Open Positions/PO* 300
  • Negative Balance Protection
  • Swap-free

PrimusPRO

  • Base Currency USD, EUR, GBP, SGD, PLN & THB
  • Min Deposit $1000
  • Min Recurring Deposit -
  • Average Spread ~ 0.3 Pips
  • Commission $8
  • Margin call 100%
  • Stop Out 20%
  • Leverage Up to 1 : 1000
  • Max Open Positions/PO* 300
  • Negative Balance Protection
  • Swap-free
*Applicable for FX Only
*New Account Types are effective 22nd November 2021

Waa maxay MT5?

Iyada oo la adeegsanayo MT5, tareedin/ganacsi kumanaan CFD ah ayaa lagu kala iibsanayaa Lammaanaha Lacagta, Sinnaanta, Indices-ka, Badeecadaha, Tamarta iyo Lacagta-Crypto, iyo sidoo kale Futures, Options iyo Bonds, ayaa fartaada ku jira.

Waxaa laga heli karaa in ka badan 50 luqadood oo kala duwan, waa dabacsan tahay, nabdoon oo adeegsiga xorta ah wuxuu ku siinayaa xulashooyin kala duwan oo balaaran, Tilmaamayaasha Farsamada, Waqtiyada, Walxaha Garaafyada iyo shaqooyin kale oo aan hore looga heli karin MT4.

Faa’iidooyinka uu leeyahay ee ka badan MT4 waxaa ka mid ah

  •   Gelitaan Deg-deg ah
  •   Futures, Bonds, Options & Crypto oo lagu Heli Karo Tareedin/Ganacsiga ahaan
  •   Buuxinta Dalabka Qeybta ah
  •   Iibso & Jooji Amarada Xaddidan ee La Heli Karo
  •   Labada Daryeel & Shabaqa La oggol yahay
  •   8 Tilmaamayaal Farsamo oo Dheeraad ah
  •   13 Walxaha Garaafyada Dheeraad ah si loo Aqoonsado Isbeddellada Qiimaha, Wareegyada, Taageerada & Heerarka Iskacaabinta
  •   Kalendarka Dhaqaalaha ee La-dhisay
  •   Tijaabiye Istaraatiijiyad Badan-La-taliyayaal ah oo La-taliyayaal Khabiir ah (EAs)
  •   12 Shaxda Waqtiga-Dheeraadka ah
  •   Tirakoobka Qota dheer Suuqa ah (DOM)
  •   Xawilaadaha Lacagtu waxay u Dhexeeyaan Koontoyin kala duwan oo la Oggol yahay
  •   Nidaamka Iimaylka ee Ogolaanaya Lifaaqyada
  •   Hawsha Wada-hadalka ee Bulshada MQL5 ee Tareedleyda/Ganacsatada

Ku soo degso MT5

Haddii aad ku tareedin/ganacsanayso kombiyuutarkaaga shaqsiyeed (Windows ama Mac), ku maalgalinta socodka taleefankaaga gacanta (iOS ama Android), ama adeegsiga WebTrader oo aan u baahnayn wax soo dejin dheeri ah, tareedinkaaga/ganacsigaaga waxaa ku shaqeyn doona dhammaan astaamahan iyo waxyaabo kaloo badan.

KU SOO DEGSO MT5
ee Android ka
(Aan ka weyneyn Windows 7)

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital. Show Less

risk Show More

Get Started

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.

Get Started