NOOCYADA AKOONADA

Dooro nooca akoonkaaga si loogu beego qaabkaaga ganacsi iyo xajmiga maalgashigaaga.

Dooro akoon tareedin/ganacsi oo FX ah kaas oo ku habboon baahiyahaaga ganacsi. Xirmooyinka akoonadeyna waxa loo habeeyey si ay ugu habboonadaan macaamiisha dhammaan noocyada darajooyinka iyo heerarka maalgashiga. Ka hubi xirmooyinkayaga hoos oo go’aanso midka kaa caawin doona si kor loogu qaado tareedinkaaga/ganacsigaaga. La tareedgarey/ganacso dilaaliinta anshaxa leh, oo ka faa’iidayso adeegyadeyna hogaaminaya-warshadaha iyo wax bixinta, maanta.

Xirmooyinka Akoonada

Dooro akoon tareedin/ganacsi oo FX ah kaas oo ku habboon baahiyahaaga ganacsi. Xirmooyinka akoonadeyna waxa loo habeeyey si ay ugu habboonadaan macaamiisha dhammaan noocyada darajooyinka iyo heerarka maalgashiga. Ka hubi xirmooyinkayaga hoos oo go’aanso midka kaa caawin doona si kor loogu qaado tareedinkaaga/ganacsigaaga.

  • Lacaga Aasaaska
  • Cel-celiska Spread-ka*
  • Komishanka**
  • Kordhi Laverage-ka ilaa
  • Ilaalinta Dheelitirka Xun
  • Ka madax banaan Swap

PrimusCENT

  • Lacaga Aasaaska USD
  • Cel-celiska Spread-ka* ~ 1.5 Pips
  • Komishanka* 0
  • Kordhi Laverage-ka ilaa 1 : 1000
  • Ilaalinta Dheelitirka Xun
  • Ka madax banaan Swap

PrimusCLASSIC

  • Lacaga Aasaaska USD, EUR, GBP, SGD & PLN
  • Cel-celiska Spread-ka* Laga bilaabo 1.5 Pips
  • Komishanka* 0
  • Kordhi Laverage-ka ilaa 1 : 1000
  • Ilaalinta Dheelitirka Xun
  • Ka madax banaan Swap

PrimusPRO

  • Lacaga Aasaaska USD, EUR, GBP, SGD & PLN
  • Cel-celiska Spread-ka* Laga bilaabo 0.3 Pips
  • Komishanka* Laga bilaabo $8
  • Kordhi Laverage-ka ilaa 1 : 1000
  • Ilaalinta Dheelitirka Xun
  • Ka madax banaan Swap

PrimusZERO

  • Lacaga Aasaaska USD, EUR, GBP
  • Cel-celiska Spread-ka* Laga bilaabo 0 Pips
  • Komishanka* $5
  • Kordhi Laverage-ka ilaa 1 : 500
  • Ilaalinta Dheelitirka Xun
  • Ka madax banaan Swap
*Noocyada Koontada Cusub waxay dhaqan galayaan 22-ka Noofambar 2021
* Digniinta VIP iyo SMS waa la baabi'in doonaa haddii aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah 30 maalmood ama ka badan
* Macaamiisha waxay lahaan karaan ilaa 5 akoon midkiiba

 

Fulin deg-deg hillaac

ah oo nooc kasta oo akoon ah leyahay

Helitaanka qalab

tareedin/ganacsi oo horumarsan oo kala duwan

Taageerada macaamiisha

shaqsiyeysan, luqado badan ku hadla 24/5

Helitaanka bogag

waxbarashada abaal-marinta

Xaalado ganacsi oo

ammaan ah oo aan laga adkaan

Caymis xirfadeed

ammaan ah ilaa 5 milyan oo EUR ah

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital. Show Less

risk Show More

Get Started

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.

Get Started