Dabaajiyada iyo Kala bixitaanka

Ka dooro heer balaaran oo qaababka lacag bixinta dabacsan, sugan iyo ku haboon.

Maalgelinta Akoonkaaga

FXPRIMUS waxay bixisaa xalal kala duwan oo maalgelinta ku haboon ee macaamiishooda caalamkoo dhan, taasoo u ogolaaneyso inay ku maalgeliyaan akoonkooda aaminaad, badqab iyo kalsooni.
Maalgelinta akoonkaaga maanta iyo dullaalka la sharciyeeyay.

Fadlan ogow in bangigaaga laga yaabo inuu isticmaalo bangiga dhexdhaxaadka ama bangiga hay'ada ee lagu wareejinayo lacagahaaga ee FXPRIMUS. Markii tan ay dhacdo bangi walboo dhexdhaxaad ah ama hay'ad ah ayaa ku dalaco qimdooyinkooda gaarka ah. FXPRIMUS MA daboosho qidmooyinka bangigaaga. FXPRIMUS waxay dabooshaa kaliya qidmooyinka Bangiga ee dhinacooda ah. Fadlan kala soo xiriir bangigaaga wixii sharaxaado dheeraad ah ee qidmooyinka ee quseynayo dabaajigaaga iyo kala bixidaada tooska ah ee bangigaaga.

Wareejinada tooska ah ee bangiga waxaa lagu qabtaa oo loogu shubaa akoonada ganacsiga inta lagu jiro saacadaha ganacsiga.

Xeerarka “Warbixinta Dheeraadka ah” qeybta hoose way quseysaa.

Bank Wire
Local Bank
E-Wallets
Cryptocurrency
1-4 Working Days
Up to 15 Minutes
Instant

Up to 24 Hours
Instant
Instant

SU’AALAHA INTA BADAN LA IS WEYDIIYO

1 Qaababkee dabaajiga ayay taageertaa FXPrimus?

FXPrimus waxay bixisaa wareejinada tooska ah ee bangiga, kaararka amaahda/deynta, jeebka koorntada (Skrill, Neteller, FasaPay, iwm.), iyo lacagaha dhijitaalka. Dhammaan wareejinada way dhowrsanyihiin oo waxaa looga baaran dagaa qaab waqtiyeysan.

Dabaajiga ugu yar wuxuu uga duwanyahay nooca akoonka. Akoonka PrimusClassic wuxuu u baahanyahay sida ugu yar oo $15, iyadoo akoonada kale ay yeelan karaan ugu yaraanada ugu sareyso.

Badanaa jeebka elektarooniga ah iyo dabaajiyada kaarka ah waa degdeg, iyadoo wareejinada bangiga deegaanka ay qaadan karto 1-3 iyo wareejinada bangiga caalamiga ah ayaa qaadan karo 5-8  maalmood ganacsi, waxay ku xirantahay hay'ada maaliyada.

Kala bixitaanada ayaa caadi ahaan looga baaran dagaa 24 saacadood gudahood ee maalmaha shaqada oo dhinaca FXPrimus.  Helaha lacagaha noocaas ah ayaa waxay ku xirantahay bixiyaha lacag bixinta macmiilka.

FXPrimus kuma dalacdo qidmooyinka kala bixitaanka, laakiin bangiyada ama bixiyayaasha lacag bixinta ayaa quseyn karo qidmooyinka ka baaran daga, taasoo ah in lala hubiyo bixiyaha ay quseyso.

Wixii sababaha amniga, kala bixitaanada waa in lagu sameeyaa iyadoo la isticmaalayo isla qaabka sida dabaajiga. Haddii aan la heleynin, qaabab kale ayaa waxaa tixgelinayo FXPrimus.