Waxaan Nahay FXPrimus

FXPrimus waa wax ka badan dullaal—waa jawi sugan, oo horseed u ah tejnoolijiyada oo loogu tallogalay inay xoojiso ganacsadayaasha heerar walba ah.

Meesha Tejnoolijiyada ay ku Daboosho Kalsoonida

Tan iyo bilowgeena, waxaan ka dhignay howlgalkeena ee loogu darayo tejnoolijiyada sharafta, dib u qeexida waxa waaya aragnimada ganacsiga sugan iyo daaha furan ay aheyd inay u ekaato. Bandhig walba ee aan soo bandhigno iyo adeeg walba ee aan yareyno wuxuu xudun u yahay agagaarka ganacsadaha—sababtoo ah waxaan aaminsannahay jawiga meeshaas oo ganacsiga uusan daboolin kaliya heerarka warshadaha laakiin dhaafsan iyaga.

About Traders

Xoojinta Ganacsadayaasha Meel walba

Ka go’naanteena lagu abuurayo waaya aragnimada ganacsiga heerka caalamka waxay dhaafsantahay sharaxaad walba. FXPrimus waxay bixisaa kala bixid degdeg ah, boggaga casriga ah sida MT4, iyo MT5, iyo tallaabooyinka badqabka aan la midka aheyn.

Waan ku faanaa inaan bixino aalado iyo tejnoolijiyada ka dhigta ganacsiga mid la gali karo maadaama ay xoogantahay, marka ganacsatadeena waxay diirada saari karaan waxa muhiimka ka ah badanaa—kobaca.

U hogaansanaanta Qaanuunka Adag

Inaga ahaan, kalsoonidaada iyo badqab waa muhiimadeena. Waxaan u hogaansannaa qaab dhismeedka sharciyeynta adag ee lagu hubinayo jawi ganacsi sugan oo daahfuran. Primus Markets INTL LTD waxaa ansixiyay oo ay ku sharciyeysantahay Guddiga Adeegyada Maaliyada Vanuatu (VFSC), iyadoo la joogteynayo u hogaansanaanta heerarka caalamiga ah ee adag.

VFSC Logo

Faa'idooyinka Ganacsiga leh Dullaalka Sharciyeysan

Doorashada dullaal sharciyeysan waxay muhiim u tahay waaya aragnimada ganacsiga sugan, lagu kalsoonyahay, iyo anshaxa leh.

Halkaan waa sababta ku ganacsiga dullaalka sharciyeysan sida FXPrimus uu yahay dooqa casriga ah:

Ka go'naanta Daahfurnaanta

U hogaansanaanteena sharciga ee VFSC ayaa ka dhigany in nidaam walba la kormeero oo lagu qabto heerarka caalamka ugu sareeyo, taasoo hubineyso cadeyn iyo kalsooni.

Illaalada Haraaga Xun

Illaalada Haraaga Xun oo dhammaan akoonada oo dhan waxay hubiyaan halistaada in la xakameeyo, taasoo ka hortageyso qasaarooyin walba ee dhaafsan haraagaaga hore.

Illaalinta Lacagaha Macaamiisha

Dabaajiyadaada waxaa lagu keydiyaa akoono la gooniyeeyay, iyaadoo la illaalinayo lacagahaaga oo ka gooni ah akoonada howlgalka shirkada.

Amniga Xogta Aad Aaminsantahay

Tejnooljiyada badelida hormarsan waxay u illaalisaa warbixintaada shaqsiga iyo xogta maaliyada oo tallaabo walba, taasoo siineyso jawi ganacsi sugan.

Gelitaanka Soo noqodka Dheeriga ah Hantida

Faa'idada ka imaaneyso hantida suuqa waxaa laga raadiyaa hay'adaha maaliyada ugu sareeyo, taasoo hubineyso fullin degdeg ah iyo suuqyada guud ee qiimaha tartanka.

Global Compliance for Peace of Mind

Iyadoo la kormeerayo hay'adaha sharciyeynta ee la ixtiraamo, FXPrimus waxay bixisaa jawi ganacsi oo mudnaan siiya cadaalada, la xisaabtanka, iyo amniga macmiilka.

Qiyamyadeena

Hagida Ganacsi iyo Hal abuur Walb

Waxaan u haynaa qiyamkeena oo aan ku noolnahay mid walba maalin walba sababtoo ah waxaa naga go’an inaan siino qibrada ugu wanaagsan ee suurtogalka ah in ka badan 300,000+ ganacsatada bil-laha ee caalamkoo dhan.

About - Security

Amniga Marka hore

Badqabka ma ahan kaliya mudnaanta—waa aasaaskeena. Laga soo bilaabo kormeerka xisbiga sadexaad illaa ilaalada caymiska caalamiga, waxaan hubinaa in lacagaha iyo xogta macaamiisheena ay sugantahay.

About - Innovation

Hal abuurka Socdo

Waxaan aaminsannahay jebinta xuduudaha, tan waa sababta aan si joogto ah u wanaajino bixinteena leh bandhigyada sida fullinta degdega ah ee dalabyada, noocyada akoonada dabacsan, iyo aaladaha falanqeynta hormarsan, staasoo siineyso ganacsatada faa'ido kala duwan.

About User Centred

Macmiilka Xudunta u ah

Go'aan walba ee aan gaarno waxaan ku gaarnaa inagoo macmiilka maanka ku hayno. Laga soo bilaabo taageero lagu kalsoonyahay ee daahfurnaanta nidaamyadena, ganacsatadeena way ogyihiin inay ku jiraan gacmo karti leh oo la aamini karo.

About - Global Perspective

Gelitaanka Caalamka

Ganacsatada ku sugan 140+ wadan, waxaa naga go'an inaan hubino in waayo aragnimada FXPrimus ay tahay mid loo dhan yahay, macquul ah, oo ay u geli karaan dhammaan - ganacsatada bilaabayaasha iyo waaya aragga ah si isku mid ah.

Gaaristeena, Masuuliyadeena

Waxaan si sharaf leh uga howlgalnaa bulshooyin kala duwan oo kobcayo, oiyo ganacsatada ka kala socoto gees walba oo caalamka. Waan ognahay in gaaristeena ay mudnaan iyo masuuliyad tahay, sidaas darteed waxaan mudnaanta siinaa daahfurnaanta oo waxaan qaadnaa tallaabooyin firfircoon si aan u ilaalino danaha macaamiisheena. Heerarkeena sharciyeynta iyo u hoggaansanaanta waxay hubisaa in ku ganacsiga FXPrimus uu marwalba uu yahay mid la isku haleyn karo oo sugan.

FXP Chairman

Meesha FXPrimus, howlgalkeena ayaa ah siinta ganacsadayaasha jawi ganacsi sugan, daahfuran, oo hal abuur leh. Waxaa naga go’an inaan gaarsiino heerarka ugu sareeya ee badqabka, tejnoolijiyada, iyo taageerada macmiilka, iyadoo la hubinayo in macaamiisheena ay ku ganacsan karaan kalsooni. Sida hogaamiye lagu kalsoonyahay ee warshadaha sarifka, waxaan si joogto ah ugu dadaalnaa inaan xoojino boggeena, inagoo bixineyso aaladaha casriga ah iyo fullinta aan kala go’a laheyn. Haddii aad tahay ganacsade qibrad leh ama aad hadda bilaabeysid safarkaaga, FXPrimus waxay halkaan u joogtaa inay kugu xoojiso tallaabo walba oo wadada ah. Waad ku mahadsantahay doorashada FXPrimus—meesha amniga iyo heerka sare ay soo hormaraan.

- Guddoomiyaha Kooxda, FXPRIMUS
Jadwalka waqtiga

Safarkeena

Tan iyo bilowgeen, FXPrimus waxay u hormartay dullaal la aaminsanyahay oo caalami ah, iyagoo ay ka go’antahay hal abuurnimo, amniga, iyo heer sare.

CTA Bar Left
CTA Bar Left Actual
Bilow Ganacsiga Maanta

Sameey Akoonkaaga