KU KOBAC FXPRIMUS

Ku raaxeyso Xadeynada Kasbashada Imaan karto ee FXPrimus

La jaal noqo bogga ganacsiga caalamiga ee la aaminsanyahay oo kasbo dalacaadyada tartanka adoo xoojinayo shabakadaada ee xalalka ganacsiga heerka caalamka.

Maxaad noola Jaal noqoneysaa inaga?

Ogow faa'idooyin aan la mid aheyn ee la ganacsiga FXPrimus. Laga soo bilaabo noocyo kala duwan hantida loogu ganacsan karo boggag sugan iyo aaladaha cusub sida CopyTrading, waxaan siinaa wax walba oo aad ugu baahantahay waayo aragnimo ganacsi oo aan kala go' laheyn iyo abaalmarin leh dhagaystayaashaada iyo wixii dhaafsan. Sahmi bandhigyadeena oo arag sababta ganacsatada iyo jaalalka caalamka noogu aaminsanyihiin sida dullaalkooda dooqa.

Sharuudaha Ganacsiga

Kala duwanaanshaha tartanka, fullin degdeg ah, iyo aalado hormarsan ee soo jiidanayo iyo lagu ceshanayo macaamiisha.

Dalacaadyada Deeqsiga ah

Kasbo dalacaadyada sare ee waqti nololeedka oo aan laheyn xadeynada kala bixitaanka.

Taageerada Lagu kalsoonyahay

Gelitaanka maareeyaha iskaashiga ay ka go'antahay iyo kooxaha taageerada macmiilka luuqadaha badan.

Gaarista Caalamka

Sare u qaad bogga ganacsiga ee ay aaminsanyihiin ganacsatada ka badan 100 wadan.

AKOONADA

Dooqyada Akoonka Dabacsan

Ka dooro noocyada akoonada kala duwan ee loogu tallogalay bilaabayaasha, xirfadlayaasha, iyo wax walba ee u dhaxeeyo, adoo hubinayo waaya aragnimada ganacsiga la gaareeyay.

High Leverage - Homepage

AMNIGA BOGGA

Lacagahaaga, Mudnaanteena

Ka dooro noocyada akoonada kala duwan ee loogu tallogalay bilaabayaasha, xirfadlayaasha, iyo wax walba ee u dhaxeeyo, adoo hubinayo waaya aragnimada ganacsiga ku haboon.

COPYTRADING

Raac tallaabooyinka ganacsatada taqasuska ah

Ku celceli xeeladaha wax qabad ugu sareeya waqtiga dhabta ah oo si sahlan ah, taasoo xoojineyso ganacsatada heerarka kala duwan si ay u gaaraan guusha suuqyada.

BOGGAGA GANACSIGA

Ganacso Waqti walba, Meel walba

Ka waaya arag qaado awooda MetaTrader 4 iyo 5 ee kumbuyuutarka, mobeelka, iyo webka, taasoo bixineyso aaladaha dabacsan iyo hormarsan ee ganacsiga aan kala go'a laheyn.

Education and Support

KU GANACSO LACAGAHA DHIJITAALKA

Qabso Kacaanka Crypto

Ku gal caalamka lacagaha dhijitaalka kala duwanaanshaha tartanka iyo faa'idada, taasoo kuu suurtogelineyso inaad ku ganacsatid crypto ka caanka ah sida Bitcoin iyo Ethereum.

Crypto Market Icon

Fur Kasbashada Barnaamijka Jaalka

Ku soo biir shabakada jaalka caalamiga ah ee FXPrimus oo ku raaxeyso dalacaadyada tartanka, taageerada halka macmiil, iyo aaladaha suug qeynta dhammeystiran ee ku haboon guushaada.

Bandhigyada ugu Muhiimsan ee Jaalalka

Dalacaadyada warshadaha horseedka ah

Kasbo dalacaadyada tartanka ee badiyo daqliyadaada mustaqbalka iyo abaalmarinta guushaada.

Kala bixida Maalinlaha iyo Isbuuclaha

Ku raaxeyso dabacsanaanta helitaanka dalacaadyada ee dooqyada kala bixida maalinlaha iyo isbuuclaha, taasoo hubineyso daqliyada joogtada ah iyo waqtiyeysan.

Raadraaca waqtiga dhabta ah ee bandhiga iyo daqliyada

Kormeer gudbinadaada, cabirka waxqabadka, iyo daqliyada loo marayo bogga hore ee jaalka macquulka ah.

Badelashada Sareyso iyo Heerarka Ceshadka

Isticmaal boggeena ganacsiga la hagaajiyay si loo gaaro bedelashada macmiilka ee sareyso iyo ceshadka muddada dheer.

Hormariyaha Ganacsiga Shaqsiga

Ka hel taageerada ay ka go'antahay Hormariyaha Ganacsiga Shaqsiga, iyagoo ku siinayo hagida taqasuska iyo xeeladaha ku haboon si ay kaaga caawiso badinta kobacaada iyo guushaada.

Aaladaha Suuq geynta Caadiga ah

Hel gelitaanka aaladaha suuq geynta kala duwan ee la habeyn karo, oo ay ku jiraan boorarka, aastaamaha, iyo boggaga ku haboon dhageystayaashaada.

Account Demo Image
Client Protection

Faa'idooyinka Iskaashiga FXPrimus

La kaashiga FXPrimus waxay ka dhigantahay gelitaanka faa'idooyinka warshadaha horseedka ah loo naqshadeeyay si loo badiyo guushaada. Laga soo bilaabo daah furnaanta sharciyeed illaa heerarka ceshadka sareeyo, boggeena wuxuu siiyaa fursado sugan, hufan, oo abaal marin leh Jaalalka caalamkoo dhan.

Dullaalka Sharciyeysan

Macaamiishaada waxay ku raaxeysan karaan jawi ganacsi sugan, hufan oo u hogaansan oo si adag ugu hogaansama heerarka warshadaha maaliyada.

Sharuudaha Ganacsiga Heerka sare

Qarashaadka go'an, fulin degdega ah, aaladaha ganacsiga hormarsan iyo gelitaanka suuqa la xoojiyay ee loogu tallogalay macaamiishoo dhan.

Taageerada Ka go'an ee 24/5

Macaamiishaada waxay helayaan caawinta luuqadaha badan markii ay u baahdaan inta lagu jiro isbuuca oo koox taqasus ee wakiilada taageerada ah.

Taageerada Shaqsiga

Dabaajiyadaada waxaa lagu keydiyaa akoono la gooniyeeyay, iyaadoo la illaalinayo lacagahaaga oo ka gooni ah akoonada howlgalka shirkada.

Raadraaca Wax qabadka Waqtiga Dhabta ah

Ku kormeer aaladaha raadraaca waqtiga dhabta ah bandhiga tooska ah iyo daqliyada oo go'aan gaarista xogta hogaamiso.

Badelashada Sareyso iyo Heerarka Ceshadka

FXPrimus waxay hubisaa ceshad sareeyo iyagoo bixinayo aaladaha cusub, amni adag, iyo waaya aragnimada ganacsiga aan kala go'a laheyn ee ku hayo ganacsatada inay ka qeybgalaan.

About Traders

Ku raadraac Bandhigaaga Waqtiga Dhabta ah oo Meel walba

Ku noqo Jaal Kaliya Dhoor Tilaabo oo Fudud

1
Step 1 - Create an Account

Iska Diiwaangeli

Iska diiwaangeli onleenka si aad ugu noqotid Jaalka FX daqiiqado gudahood.

2
Get approved

Hel Ansixin

Kooxdeena ayaa dib u eegeyso arjigaaga jaalka oo howlgelineyso akoonkaaga.

3
Step 2 - Deposit Funds

Bilow Kasbashada

Adoo bilaabayo sare u qaadida FXPrimus waxaad ku bilaabi kartaa inaad kasbatid dalacaadyada tartanka.

PrimusConnect - Xarunta Shabakada Jaalkaaga

Ku xooji xirfadaha ganacsiga macaamiishaada qoraalada waxbarashada dhameystiran ee FXPrimus. Sahmi muuqaalada, qoraalada, iyo aragtiyada suuqa ee loogu tallogalay inay xoojiso cilmigooda iyo kalsoonida. Haddii ay yihiin bilaabayaal ama ganacsade waaya arag ah, illaheena waxay ku xoojiyaan inay gaaraan go'aamo xog ogaal ah oo ku guuleystaan suuqyadooda.

Is diiwaangeli maanta oo bilow ku xirnaanta!

CTA Bar Left
CTA Bar Left Actual
Bilow Ganacsiga Maanta

Sameey Akoonkaaga

SU’AALAHA INTA BADAN LA IS WEYDIIYO

1 Miyaa loo baahanyahay xaqiijinta aqoonsiga?

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat. Duis aute irure dolor in reprehenderit in voluptate velit esse cillum dolore eu fugiat nulla pariatur.Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.